Eng. Yariisow oo balan-qaad u sameeyey Adeegga gurmadka deg deg ah ee ambalaasta

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Hay’adda Gaadiidka Gurmadka Caafimaadka ee Aamin Ambalaas Dr. Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Xaaji ayaa kala hadlay sidii loo joogteyn lahaa adeegyada caafimaad ee hay’addan. Guddoomiyaha ayaa sheegay in gargaarka deg-degga ah ee hay’addan uu kaalin muhiim ah kasoo qaatay badbaadinta muwaadiniin … Continue reading Eng. Yariisow oo balan-qaad u sameeyey Adeegga gurmadka deg deg ah ee ambalaasta